Wareysi: Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar

Описание к видео Wareysi: Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar

Lamaanaha Farxiyo Fiska iyo Mubaarak Oktoobar ayaa VOA siiyey wareysi ay uga hadlayaan arrimo ay ka mid yihiin fanka iyo jaceylkooda. Sagal Mustafe ayaa ku wareysatay Hargeysa.

Mar walba nagu xirnow
🟠 Si aaad u hesho muuqaallada cusub, fadlan subscribe    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo kale oo dheeraad ah ka daawo halkan:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey kala soco: https://www.voasomali.com/
🟠 Ka mid noqo saaxiibadeena Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida caalamka. Barnaamijeyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Barnaamijyadeena waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij taleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Комментарии

Информация по комментариям в разработке