Kiiskii Sayidcali oo lasoo gabagabeeyay, Isral oo sii wada duqeynta Rafax | Qubanaha VOA

Описание к видео Kiiskii Sayidcali oo lasoo gabagabeeyay, Isral oo sii wada duqeynta Rafax | Qubanaha VOA

Qodobada ku jira Qubanaha VOA waxaa ka mid ah; Maxkamadda Racfaanka oo soo gabagabeysay dhageysiga kiiskii Sayidcali, Isral oo sii wadda duqeynta Rafax, Ilhaan Cumar oo heshay taageerada xisbigeeda, UK oo joojineysa hubka ay siiso Israa'iil iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:03 Kiiskii Sayidcali oo dhageysigiiga lasoo gabagabeeyay
04:08 Isral oo sii wadda duqeynta Rafax
06:21 UK oo sheegtay inay joojineyso hubka ay ka iibiso Isra'iil
07:28 Go'aanka Turkey oo la filayo inuu saameyn xooggan ku yeesho Israel
11:15 Dadadkii ku dhintay daadadka Afghanistan oo aas loo sameeyay
12:46 Boosaaso: Roobabka oo waxyeello gaarsiiyay waddooyinka
16:22: Ilhaan Cumar oo heshay taagerada xisbigeeda
23:23 Zambia oo uu ragaadiyay musuq-maasuq baahsan

🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Комментарии

Информация по комментариям в разработке