Sida loo ciiday maanta, wareysiga Najma Nashaad iyo Maxamed Maame | Qubanaha VOA

Описание к видео Sida loo ciiday maanta, wareysiga Najma Nashaad iyo Maxamed Maame | Qubanaha VOA

Qodobada ku jira Qubnaha VOA waxaa ka mid ah sida looga ciiday magaalooyinka Soomaaliya iyo Geeska Afrika, wareysiyo aan la yeelanay Najma Nashaad iyo Maxamed Maame iyo qodobo kale.

00:00 Furitaanka
01:05 Warbixinta sida looga ciiday Muqdisho
03:57 Warbixinta sida looga ciiday Boosaaso
05:51 Warbixinta sida looga ciiday Nairobi
08:39 Warbixinta sida looga ciiday Minnesota
11:40 Najma Nashaad iyo Maxamed Maame

🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka iyo Arrimaha Islaamka.

Комментарии

Информация по комментариям в разработке