Xog ka cusub xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya | VOA Somali

Описание к видео Xog ka cusub xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya | VOA Somali

Xog cusub oo ku saabsan xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya, waxaa nala wadaagaya Haaruun Macruuf oo la hadlay ilo-wareedyo xog-ogaal ah iyo diblomaasiyiin.

Mar walba nagu xirnow

🟠 Rukumo VOA Somali    / @voasomali  
🟠 Muuqaallo dheeraad ah ka daawo:    / voasomali  
🟠 Wararkii ugu dambeeyey ka hel: https://www.voasomali.com/
🟠 Nagala soco Facebook:   / voasomali  
🟠 Ku xirnow barteena Instagram:   / voasomali  
🟠 Nagala soco Twitter:   / voasomali  

VOA Somali waa isha loogu kalsooni badan yahay ee wararka Soomaaliya. Waxaad naga heli kartaa wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliya iyo Soomaalida iyo caalamka. Barnaamijyadeena waxaa ku jira warar, wareysiyo iyo warbixino ka hadlaya mowduucyo kala duwan sida siyaasadda, arrimaha bulshada, ganacsiga iyo madadaallada.

Waxaa ka mid ah Qubanaha VOA oo ah barnaamij teleefishin oo baxa shan maalin toddobaadkii, Axad illaa Khamiis. Idaacadda waxaa ka baxa barnaamijyo ay ka mid yihiin, Galka Baarista, Bandhigga VOA, Ileyska VOA, Faaqidaadda Toddobaadka, Arrimaha Mareykanka, Arrimaha Islaamka Dhakhtarka Weydii, Caweyska Washington, Wicitaanka Dhageystaha, Faaqidaadda Ciyaaraha, Madasha Haweenka iyo Barnaamijka Dhallinyarada.

Комментарии

Информация по комментариям в разработке