AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫

Описание к видео AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫

Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka.

Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo.
Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan
noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay.

U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda.

Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool.



Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID..

IGALA SOO XIRIIR
[email protected]

Комментарии

Информация по комментариям в разработке