Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.

Описание к видео Abwaan Xasan Daahir Weedhsame - Waraysi Dhammeystiran.

Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil Weedhsame waa abwaan iyo macallin gaasa-baxay oo sameeyay in ka badan 70 heesood oo lagu luuqeeyay, sidoo kale calanka u sida ragga gabeyga iyo tixda kaleba ku xarragooda. waraysigan kaga bogo taariikhdiisa, waayo-aragnimadiisa iyo aqoontiisa dhanka suugaanta iyo qaybaha kale ee cilmiga.

Комментарии

Информация по комментариям в разработке